Daawo:Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xariga uga jaray taliska qeybta 27-aad

Odawaa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo uu waheliyo Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar “Dabageed” ayaa si rasmi ah xariga uga jaray taliska qeybta 27-aad degmada Buulo Barde ee gobolka Hiiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.