Digniin laga soo Saaray qaadista xayiraadaha COVID-19

coronavirus

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa uga digtay dowladaha caalamka in ay fududeeyaan xayiraadihii saarnaa Covid19, iyaga oo sheegay in dalalka gaara go’aanadaas uu u keeni doono cawaaqib xumo ay adkaan doonto in si fudud looga soo kabto.

Xeeldheeraha xaaladaha deg dega ah ee ururka caafimaadka Qaramada Midoobey Mike Ryan oo ka hadlayay shir jaraa’id oo uu qabtay ayaa sheegay in uu xanuunku soo laba kacleeyaa in aanay fogeyn meelo badan oo adduunka ka mid ah.

Tan ayaa imaaneysa iyada oo dalal Britain ay ka mid tahay dhowaan lawada qaadayo xayiraadihii harsanaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.