Daawo:Mustafe Cagjar Ciddii xiisaynaysa TPLF Maqale ha tagaan

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ka qayb galay Munaasibad dhaqaale loogu uruurinayo dadkii ay tacaddiyadu soo gaareen 30-kii sano ee Ururka argagixisada TPLF iyo gacan-yareyaashoodii ka amar qaadanayey ay xukunka hayeen ayaa waxuu sheegay Ciddii xiisaynaysa TPLF Maqale ha tagaan, maadaama oo ay la bah yihiin, balse loogama baahna Deegaanka soomaalida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.