Daawo:Puntland oo Lagu eedeyey Inaysan dhexdhexaad ka ahayn Arimaha Gedo

deni

Waxa isi soo taraya Baaqa ka imaanaya Siyaasiyiinta, waxgaradka, haweenka , dhalinyarada iyo aqoon yahanada Jubbaland kaas oo lagu dalbanayo in Ra’iisalwasaare Rooble ka Reebo Puntland Guddiga Dib-u-heshiisiinta Gobolka Gedo.

Bulshada Jubbaland ayaa waxay Maamulka Deni ku edeeyeen inuu duulaan aan waxba uusan ula harin ku qaaday Gobolka Gedo kaas oo lahaa Dhinacyo Badan oo ugu horayso aradayda Gobolka Gedo oo kaalmaha hore ka galay Imtixaanka shaahidaga ah ee Dugsiyada Sare soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.