Maydii Ganacsade Bashiir Goobe oo goob Nairobi kabaxsan Laga Helay

Bashiir

Allaha unaxariisto Engineer Bashiir Goobe oo maalmo ka hor magaala Nairobi laga Afduubay ayaa maydkiisa iyo gaarigiisii oo la gubay laga helay Mwea, Kirinyaga County oo ka tirsan dalka Kenya.

Bashiir Goobe ayaa ahaa soomaali haysta dhalashada Maraykanka kaas oo mudooyinkii ka ganacsanaayey dalka Kenya.

Ilaa iyo hada laamaha amniga Kenya majiraan cid ay usoo qabteen dilka foosha xun ee lagula kacay allaha unaxariistee Bashiir Goobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.