Dhageyso:Wasiirka Arimaha dibada oo Soo dhaweyn loogu sameeyey Columbus Ohio

wasiir

Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa soo dhaweyn sarreysa loogu sameeyey magaalada Columbus Ohio ee dalkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.