Madaxwayne Laftagareen oo Gudi u xilsaaray Caruur Baydhabo lagu dilay

caruur

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo magacaabay Guddi baaris kumeel gaar ah oo Natiijo Dhab ah ka keena Kiiska Caruurtii Walaalaha ahaa ee lagu dilay Magaalada Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.