Galmudug oo Caabudwaaq ku Amartay inay Bilaabaan bixinta Canshuurta

Galmudug

Wasarada Maaliyada Maamulka Galmudug oo war qoraal ah oo ay soosartay ku wargalisay ganacsatada Caabudwaaq inay dib u bilabayso canshuur qadistii 12/05/2020 sidaas darteed looga qayb qaato Fududaynta Canshuurta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.