Akhriso:Galmudug iyo Hirshabeele oo ka hadlay xaalada Muqdisho iyo Mudo kordhinta

Qoorqoor

Maamul goboleedyada Soomaaliyeed ee Galmudug & Hirshabeelle ayaa waxay ka hadleen Xaalada Magaalada muqdisho waxayna dalbadeen in dalka doorasho kadhacdo islamarkaana meesha laga saaro nuuc walba oo muddo kordhin ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.