Dablay uu soo abaabulay Mahad Salaad ayaa 3 Caruura iyo walidkood ku dilay Garasle

Mahadsalaad

Dabley hubaysan oo ka soo jeeda Guriceel uuna soo abaabulay Mahad Salaad ayaa caawa Lix qof oo ay ku jiraan saddex carruur ah kudishey qabalaha Garasle ee gobalka Qorroxeey ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Dadka ladilay ayaa ka soo jeeda degmadda Balanballe ee gobalka Galgaduud waxaana ay ahaayeen dhammaantood hal qoys ufadhiyay Afur.

Mahad Salaad ayaa marar badan ka shaqeeyey Dilal dad Shacaba loo gaystay Deegaano hoos taga degmada Balanbale waxaa kaloo Mahad Salaad kooxdiisa ay marar badan islu dayeen inay colaad ka dhex abuuraan Bulshada Guriceel iyo Balanbale.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.