Deni oo ku Jira igu sawir ayaa kulan la qaatay Wakiilka Midowga Africa

deni

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xalane ku qaabilay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira.

Madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni ayaa maalmahaan soo socda waxuu rabaa inuu isku mashquuliye sidii uu masawiro ula gali lahaa Safiirada Beesha caalamka u fadhiya Soomaaliya isagoo kala hadlaya arimaha doorashada ee loogu yeeray

Madaxwayne Deni ayaa horay ula kulmay Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo qaar kamida Musharaxiinta Madaxwaynaha Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.