Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2021

puntland

Daawo:Shacabkii Puntland oo Raali Galin ka bixiyey Hadalkii Dani

22nd February 2021 admin 0

Shacabka Magaalada Puntland gaar ahaan kuwa Magaalada Boosaaso oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay sheegeen hadalkii Madaxwaynaha Puntland Saciid cabdulaahi Dani inuu ahaa hadal gaf […]

puntland

Is Said Danni The Somali president, or a head of….

22nd February 2021 admin 0

The Treason of the Ruling Class, Sa’iid Danni, the head of Puntland Regional State and his Rogue Team. The Elite/Oligarch Ruling class, including Faroole former […]

deni

Dowlada Soomaliya ayaa Baaq kale u dirtay Deni iyo Axmed Madoobe

22nd February 2021 admin 0

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale ugu yeeraysaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland in ay ku soo biiraan shirka wadatashiga ah ee lagu […]

Mursal

Guddoomiye Mursal oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

22nd February 2021 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradii 51-aad ee kasoo wareegatay aas-aaskii Ciidanka […]

deni

Daawo:Deni oo caawa Ceebaystay Puntland kadib

21st February 2021 admin 0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Bulshada Puntland kala hadlaya marxaladaha siyaasadeed ee hadda taagan dalka waxaana hadalkiisii noqday Mid ay ka naxeen […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka

21st February 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo-soojeedintii Guddiga Farsamada Arrimaha […]

Axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo shan shardi ku xiray ka qeyb galka shirka Muqdisho

21st February 2021 admin 0

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Axmed madoobe ayaa lagu soo bandhigay Shan qodob oo ay ka rabaan inay dowlada fuliso intaysan kasoo qayb galin shirka […]

hoodogarays

Daawo:Saxafiyad Hoodo Garays oo maamulka Muuse Biixi Jir Dil Iyo Xarig hargaysa ugu Geysteen

21st February 2021 admin 0

Saxafiyada Hoodo Maxamuud Nuur “Hoodo garays” ayaa Magaalada Hargaysa iyada iyo hooyadeed waxaa jir dil Iyo Xarig ugu gaystay Maamul ka Muuse Biixi gaar ahaan […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la leh Madaxda Maamul goboleedyada iyo Qaramada Midoobay

21st February 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo Ra’iisal wasaaraha JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda kulan la leh Ergayga Qaramada […]

Rooble

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida Faadumo Nakruuma

21st February 2021 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka tacsiyeeyay geerida fanaanadda qaranka Allah u naxariistee, Faadumo Cali Nakruuma oo maanta cudurka Carona ugu geeriyootay […]

xasanxaad

Daawo:Beesha Murursade oo Xasan Xaad iyo Khayre ku eedaysay inay qaswadayaal yihiin

21st February 2021 admin 0

Waxgaradka Beesha Murursade oo shir ay ku yeelatay Magaalada Muqdisho ayaa waxay uga mahacelisay Dowlada Soomaaliya sid ay uga hortagtay Banaanbaxyadii larabay in Maalinkii jimcaha […]

nakruumo

Jaaliyada GalJubba ee London oo ka Tacsiyeysey Geeradii Allaha Unariistee Faadumo Cali Nakruumo

21st February 2021 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee London dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha […]

turkey

Sawiro:Diyaaradaha caalamiga ah oo maanta dib u bilaabay duulimaadkooda Muqdisho

21st February 2021 admin 0

Waxaa si rasmi ah duulimaadyadooda dib u billaabay shirkadaha diyaaradaha Turkish Airline, Ethiopian Airways iyo Uganda Airline kuwaas oo hakiyay duulimaadkooda Garoonka Aadan Cadde maalin […]

wasiir

Dowlada Soomaaliya ayaa eedeyn dusha uga tuurtay Imaaradka

21st February 2021 admin 0

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta ka jawaabay war saxaafadeed meel ka dhac ku ahaa dowladnimada Soomaaliya oo ka soo […]

Xasanshiiq

Sawiro:QoorQoor oo Muqdisho kula kulmay Sheekh Shariif, Xasan Sheekh iyo Khayre

20th February 2021 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor ayaa caawa ku soo booqday guryahooda Madaxweyneyaashii hore Xasan Sheekh Maxamuud, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul Wasaare Xasan […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes