Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2021

jamaal

Sawiro:Wasiirka Qorsheynta oo qaabilay mas’uul ka tirsan dowladda Finland

4th February 2021 admin 0

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa cusub ee Iskaashiga  horumarinta Finland u qaabilsan  Soomaaliya. Kulanka waxaa looga […]

mustafe

Daawo:Wariye Duubayey Soo dhaweynta Sheekh Mustafe oo Maamulka Bari Xabado ku rideen

4th February 2021 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Bari C/samad Abwaan iyo ilaaladiidiisa ayaa Maanta xabado ku riday Wariye Duubaayey Soo dhaweyntii Magaalada boosaaso loogu sameeyey Sheekh Mustafe Xaaji. Yusuf Maxamuud […]

MahadSalaad

Daawo:Dagaalka Xananbuure oo lagu eedeyey inay hurinayaan Mahad Salaad iyo Odawaa

4th February 2021 admin 0

Deegaanka Xananbuure ee ka tirsan gobolka galgaduud ayaa waxa kajira dagaal u dhaxeeya Labo beelood oo daga galmudug kaas oo socda Mudo ku dhow Todobaad, […]

Axmedmadoobe

Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta Axmed madoobe oo Qiray in laga wada hadlay Arinta Gedo

3rd February 2021 admin 0

Shirka Madaxda Dowlada Federaalka ah ee soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboleedyada ayaa ka socda magaalada Dhuusamareeb, Ajandaha Caawa looga wada hadlay ayaa waxaa kamid ah […]

Daawo:Soomaaliya oo looga dhawaaqay xaalad deg deg ah oo ku saabsan Ayax

3rd February 2021 admin 0

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo ku saabsan Ayaxa lama-degaanka ee ku dagay Koonfurta Soomaaliya oo […]

masjid

Fadlan ka qayb Qaata dhismaha Masjidka Al-Qudus ee Degaanka Hulkujir

3rd February 2021 admin 0

Masjidka Al-Qudus ee Deegaanka Hul-kujir oo magaalada Caabudwaaq 23 KM ujira ayaa waxaa istaagay shaqadii dhismaha ee kusocotay waxaana Bulshada ay Muslimiinta ka codsadeen in […]

gadiid

Sawiro:Gadiid Xamuul Raashin ah wada oo si nabadgelyo ah ku gaaray Xuddur

3rd February 2021 admin 0

Gadiid urarneyd ganacsatada magaalada Xuddur ayaa sinabad gelyo ah maanta xuddur ku soo gaaray kaddib howgallo maalmihii lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka ay ka wadeen […]

aqalka sare

Daawo:Cabdi Xaashi Farmaajo ku eedeyey inuusan Aqoonsanayn Aqalka Sare

3rd February 2021 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay Shirka Maanta Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolkan Banaadir uga […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Shirka Wadatashiga Dowlada iyo Maamul goboleedyada

3rd February 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay Furitaanka shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saabsan dardar galinta hannaanka […]

Puntlandbarlamaan

Deni oo Xildhibaanadii uu eryey ku badalay kuwa kale

3rd February 2021 admin 0

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta Dhaariyey xubnihii lagu badalay Sideedii xildhibaan ee xasaanada laga qaaday bishii 12aad ee sanadkii hore kadib markii ay dhaliileen Siyaasada Madaxwaynaha […]

wasiir

Wasiir Dube oo Sheegay Deni iyo Axmed Madoobe oo daalanaa inuu shirka u baaqday

3rd February 2021 admin 0

Shirkii u dhaxeeyey Madaxda dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa lagu waday inuu xalay furmo, hayeeshee dib u dhac ayaa mar labaad ku […]

deni

Madaxwaynaha Puntland ayaa safar dhulka ah kusoo gaaray Dhuusamareeb

2nd February 2021 admin 0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar dhinaca dhulka ah kusoo gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa […]

matxafka

Sawiro:Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan

2nd February 2021 admin 0

Shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb qaatay wareegga sideed iyo tobanaad ee barnaamijka isxilqaan ee lagu dhisayo xarumaha Danta […]

deni

Deni oo Cadaado ka dagay kadib markii uu ka baqay Amni Garoonka Dhuusamareeb

2nd February 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulka goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa goordhow ka degey magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud isagoona safar dhanka dhulka ah u tagi doona magaalada […]

ciidan

Sawiro:Ciidamada xoogga oo soo bandhigay meydadka maleyshiyaadkii xalay hoobiyaasha ku tuuray Dhuusamareeb

2nd February 2021 admin 0

Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo goordhow warbaahinta kula hadley duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa xaqiijiyay in ay dileen 3-xubnood oo ka tirsanaa […]

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes