Daawo:Masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa ka qeyb galay kulan loogu duceynayay AUN Cabdi Xoosh

cabdixoosh

Masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ah ee soomaaliya oo ay kamid yihiin Wasiiro iyo Xildhibaanada labada gole ee Barlaamaanka Soomaaliya uuna Waheliyo Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa ka qeyb galay kulan loogu duceynayay allaha Unaxariistee Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir.

Kulaan loogu ducaynayo allaha Unaxariistee Cabdi Xoosh Ashkir oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ilaahay looga baryey inuu dambigiisa dhaafo eheladii uu tagayna samir iyo imaan kasiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.