Gudoomiyaha Balanbal oo ka tacsiyeeyey dadkii lagu dilay Galgaduug

xayle

Gudoomiyaha degmada Balanballe jaamac Xayle ayaa ka tacsiyadeeyey dad shacab ah oo shalay lagu laayay deeganka Xirsi lugey oo ka tirsan Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud.

Gudoomiyaha ayaawaxa uu baaq ogu diray dawladda federaalka somaaliya iyo mida Galmudug in ay talaabi sharci ka qaado dadka dilalka ka gaysta deeganadan, wuxuuna codsaday in dadkaan walalaha ah loo fidiyo gogolnabdeed oo lagu heshiisiyo labada dhinac si loo helo nabad si wada jira looga faa’idaysto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.