Weerar Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Deegaan u dhaxaeeya Balanbal iyo Guriceel

balanbale

Wararka aan ka heleyno Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dilay dad shacab ah kuwa kalana Dhaawac soo gaaray.

Rag hubeysan ayaa weerar loo adeegsaday rasaas ku qaaday 6 ruux  oo ku sugnaa deegaan lagu magacaabo xirsi lugeey ee gobolka Galgaduud, isla markaana rasaasta ay sababtay Dhimasho iyo dhaawac.

Dadka weerarkaa ku dhintay ayaa tiradooda lagu sheegay 5 halka dhawaac dhowr qof uu jiro.

Deegaanada Galmudug ayaa waxaa ka dhacay Dagaal beeleedyo kuwaas oo keena qasaaro nafeed iyo barakac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.