Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2020

southafrica

Daawo:Dab Xalay ka Kacay Muqdisho qasaaraha uu gaystay

21st December 2020 admin 0

Dab Xoogan oo qasaaro weyn geystay ayaa Xalay ka kacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqa Dagmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, waxuuna qasaaro wayn u gaystay […]

xeerilaaliyaha

Xeer illaalinta Qaranka oo dacwad kusoo oo gay Hay’adda SAHAN RESEARCH

21st December 2020 admin 0

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay’adda SAHAN RESEARCH oo dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday inay Dalka ka shaqayso. Xeer-ilaaliyaha guud […]

borisjohnson

Sadex dal oo ka mid ah Yurub oo mamnuucay duulimaadka ka imaanaya UK

20th December 2020 admin 0

Qaar kamida Dalalka Midowga Yurub ayaa Joojiyey Duulimaadka iyo dadka ka imaanaya dalka Boqortooyada Ingiriiska kadib markii ay bateen dadka qaba Cudurka CoronaVirus. Dalalka Holand. […]

uhuru

Daawo:Dawlada Soomaliya oo ka warbisay meesha ay marayso dacwadii kenya ka gudbiyeen

20th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shir-Madaxeedka aan caadiga ahayn ee 38-aad ee Dalalka Urur Goboleedka IGAD. Madaxwayne farmaajo […]

ciyaar

Sawiro:Ciyaartoydii Galmudug oo Aan ku qasaarin Taladii Cabdi Qaybdiid

20th December 2020 admin 0

Ciyaaraha kubadda cagta dowlad goboleedyada ee gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmiya uga furmay magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana lagu daah furay cayaartooyda u […]

ciidan

Dowlada Soomaaliya oo Ciidamo kale gaysay Xududa Kenya iyo Soomaliya

20th December 2020 admin 0

Degmada Dooloow gobolka Gedo ayaa maanta waxaa gaaray Diyaarado wada ciidamo ka tirsan kuwa Xooga Dalka Soomaaliyeed waxayna uga sii Gudbeed dhinaca Degmada baladxaawo. Ciidamadaan […]

deni

Daawo:Deni oo Qarash ku bixiyey Kulan lagu taageerayo Waxqabadkiisa

20th December 2020 admin 0

Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland waxaa lagu qabtay munaasabad uu soo abaabulay Madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni laguna taageerayo waxqabadkiisii intuu xukunka hayey. Munaasbadaan lagu […]

baladxaawo

Sawiro:16 Kamida Ciidankii Axmed Madoobe ayaa isu dhiibay ciidanka xooga ee kusugan Baladxaawo

20th December 2020 admin 0

Ciidaanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo waxaa isu Soo dhiibaay 16 kamida Ciidamadii Kenya iyo Axmed madoobe geeyeen Mandera si […]

lafatagareen

Daawo:Khudbadii Madaxwayne Laftagareen ka Jeediyey sanad guuradiisii 2aad

20th December 2020 admin 0

Munaasabad loogu Dabaal degaayo Sanad-guurada 2aad Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa ka dhacday Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ee Xarunta […]

booliis

Madaxwayne Farmaajo oo Hambalyo udiray Booliiska Soomaliyeed

20th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska iyo […]

Farmaajo

Daawo:Madaxwayne farmaajo oo lagusoo dhaweeyey Jabuuti

19th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa si diirran ugu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Jabuuti Ra’iisul Wasaaraha dalka […]

Janan

Dhageyso:Wasiir Janan oo sheegay inay kenya Walalo Yihiin

19th December 2020 admin 0

Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Cabdirashiid Janan) ayaa beeniyay in jabhad uu ka abaabulayo Baanyooley oo ah xudduudda Kenya iyo Soomaaliya isla markaana aysan […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo Jabuuti Kaga Qeyb Galaya Shirka IGAD

19th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Shir […]

rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Aaska Saraakiishii Qaranka

19th December 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loogu sameeyey Gaalkacyo saraakiishii qaranka ee ku shahiiday falkii […]

Cumarfilish

Sawiro:Gudoomiye Cumar Filish oo Warta Nabada ka dhagax dhigay wado Bulikeeti ah

19th December 2020 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Maanta dhagax dhigay Waddo Interlock ah oo laga hirgelinayo Degmada Warta Nabadda […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes