Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2020

dhoore

Daawo:Taliyaha Ciidan Dhulka oo sheegay inay shacabka ka dulqaadayaan Dhibaatada Shababka

1st December 2020 admin 0

Hawgal qorshaysan oo uu hogaaminaayo taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa Ciidanka xooga dalka waxay ku sameeyeen deegaano ka tirsan Shabeelada Hoose […]

rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka sanadlaha ee guddiga fulinta amniga iyo caddaaladda ee (CAS)

1st December 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka guddiga amniga iyo Caddaaladda (CAS) oo ay ka soo qaybgaleen Hay’adaha Caddaaladda iyo […]

lacag

Daawo:Qiimaha Dollarka oo Boosaaso kor u kacay iyo Ganacsigo oo Xiran

1st December 2020 admin 0

Magaalada Boosaaso xarunta Ganacsiga maamulka Puntland ayaa maanta waxaa la xiray dhamaan goobihii ganacsiga kadib markii la diiday in la qaato lacagta Shiling Soomaaliga.

gaalkacyo

Sawiro:Bananbax looga soo horjeedo sicir bararka oo ka dhacay Gaalkacyo

1st December 2020 admin 0

Waxaa maalmihii ugu danbeyay jirtay Dhibaatooyin Dhanka Nolashaha Oo Soo Food Saartay  Guud Ahaan Bulshada Danyartaa ee Ku Nool Magaalada Galkacyo taas oo Ka Dhalatay […]

doorasho

Akhriso:Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal oo War qoraal ah soo saaray

1st December 2020 admin 0

Qoraal maanta ka soo baxay guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka ayaa lagu yiri” Shirkan Jaraa’id waxaan u qabannay inaan ku iftiiminno waxyaabihii u qabsoomay Guddiga […]

deni

Sswiro:Deni oo Garoowe ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda Aadanaha

1st December 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda Aadanaha ee Dowladda Federaalka […]

Posts pagination

« 1 … 14 15

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes