Sawiro:Bananbax looga soo horjeedo sicir bararka oo ka dhacay Gaalkacyo

gaalkacyo

Waxaa maalmihii ugu danbeyay jirtay Dhibaatooyin Dhanka Nolashaha Oo Soo Food Saartay  Guud Ahaan Bulshada Danyartaa ee Ku Nool Magaalada Galkacyo taas oo Ka Dhalatay diidmada ku ganacsiga Shilinkii Soomaaliga Ayaa Waxaa Maanta Daanta Waqooyi ee Magaalada Galkacyo Ka Dhacay isu Soo Baxa Looga Cabanayo diidmada qaadashada Iyo Ku ganacsiga lacagtii Shilinka Soomaaliga.

Dadka dibad baxa  samenayay ayaa waxay sheegeen in ay dhibaato weyn ku hayso ganacasatada ku dhaqan deegaanadaas  oo diiday in ay wax uga iibsadaan lacagta Shilinka Soomaaliga ah waxayna sidookale dalbadeen in Dowlad Gobaleedyada Puntland Iyo Galmudug Ee Ka Wada Arimiya Gobalka Mudug Ay Wax Ka Qabtaan Dhibaatada heesata Shacabka Soomaliyeed Ee Danyarta ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.