Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2020

madoobe

Axmed Madoobe oo Sheegay Inay Gedo gacantiisa ka Maqan Tahay

6th December 2020 admin 0

Madaxwaynaha ku Meel gaarka ah ee Jubbaland Axmed Islaam “Axmed Madoobe” oo warsaxaafadeed kasoo saaray arrimaha doorashooyinka dalka, xaaladaha kala guurka ah ee dalka ayaa […]

Doorashada

Gudiga Doorashooyinka Soomaaliya oo Gudoon Cusub Doortay

6th December 2020 admin 0

Guddiga Hireglinta Doorashooyinka Heer Federaal ee 2020/21 isaga oo ka duulaya waajibaadkii ay u igmadeen Golaha Watashiga Qaranka ee heshiiska siyaasadeed ku gaaray magaalada Muqdisho […]

farmaajo

Farmaajo oo Amaanay dadaallada Xukuumadda ee arrimaha doorashooyinka

6th December 2020 admin 0

Madaxwaynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xukuumadda federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay galisay arrimaha doorashada iyo fulinta doorkii dowladda federaalka Soomaaliya […]

axmeddaaci

Daawo:Axmed Daaci oo Reer Hiiraan Raali galin ka dalbaday

5th December 2020 admin 0

Gudoomiyihii Hore ee Degmada wadajir Axmed Daaci oo ka hadlaayey dadka diidan Madaxwaynaha Hirshabeele ayaa buuqa kajira Baladwayne ku eedeeyey dad siyaasiyiin ah. Dhanka Kale […]

wasiir

Sawiro+Video:Wasiirkii Arimaha Gudaha oo Xaliyey Tabashadii ka jirtay Baladwayne

5th December 2020 admin 0

Wasiirka arrimaha gudaha dib u-hishiisinta iyo federaalka xukumadda federaalka Soomaaliya Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa maanta magaalada Baladweyne kulan kula yeeshay saraakiisha ciidanka qalabka sida […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo ka qayb galay shirka ganacsiga Xorta ah ee Qarada Afrika

5th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Meertada 13-aad ee aan caadiga ahayn ee Shirka Midowga Afrika ayaa soo bandhigay […]

macalimu

Maamulka Gobolka Gedo oo Dowlada ugu Baaqay inay Gurmad lala Soo gaaro Bulshada Gedo

5th December 2020 admin 0

Barasabka gobolka Gedo ayaa maanta kulan la qaatay Masuuliyinta Maamulka Degmada Luuq waxaana inta badan kulanka diirada lagu saaray abaara soo wajahay gobolka Gedo iyo […]

asluub

Taliyaha Asluubta oo kulan dhiragalin ah usameeyey Xulka Kubada Cagta KGS

5th December 2020 admin 0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa xalay casho sharaf dhiira-galin ah u sameeeyey xulka kubada cagta Koonfurgalbeed Soomaaliya.

Cumar

Video+Sawiro:Dad ka Cabanaya Biyaha Fariista wadoyinka oo kulan laqaatay Cumar Filish

5th December 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar kamid ah ganacsatada iyo dadka […]

Danab

Ciidamada Danab oo Gacana kusoo dhigay Xubno ka tirsan Shabaab

5th December 2020 admin 0

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Howgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gudaha Degmada Walaweyn ee Gobolka shabellaha Hoose waxa ay ku soo qabteen Madaxii […]

shiiqshariif

Madaxwaynayaashii hore ee Soomaliya iyo Maryland Lawyer oo lagu helay boobka Xatooyo

4th December 2020 admin 0

Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa dambi baarayaasha Maraykanka ayaa ku eedeysay Garyaqaan Mareykan ah oo reer Maryland ah oo lagu magacaabo Jeremy Schulman inuu ku kacay […]

baladwayne

Daawo:Bananbax Rabshado wata oo ka dhacay Baladwayne

4th December 2020 admin 0

Banaanbax Rabshada Wata oo Looga Soo Horjeedo Maamul Goboleedka Hirshabeelle gaar ahaan Imaanshaha Madaxwaynaha Hirshabeele ayaa Ka dhacay Magaalada Beledweyne.

turky

Turkiga iyo Soomaaliya oo kawada hadlay Xoojinta Xirirka labada dal

4th December 2020 admin 0

 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Khamiis ah ku qaabilay xafiiskiisa uu ku leeyahay Wasaaradda ee Caasimadda […]

baladwayne

Sawiro:Bananbax looga soo horjeedo Guudlaawe ayaa ka dhacay Baladwayne

4th December 2020 admin 0

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay Saaka iska hor imaad dhexmaray Ciidamada ammaanka Magaaladaas & maleeshiyaad ku heyb ah Abuukar Xaaji Warsame […]

yusufgaraad

Maamulka Somaliland oo ka horyimid Magacaabistii Yuusuf Garaad

3rd December 2020 admin 0

Maamulka Somaliland ayaa ku tilmaamay farogalin qaawan magacaabista ergeyga Soomaaliya u magacowday Geeska Afrika, Gacanka Cadmeed iyo Bada Cas Danjire Yuusuf-Garaad Cumar.

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes