Akhriso:GIF oo Deni ugu Baaqday inuu wax ka qabto dhibka baahsan ee kajira Puntland

deni

Shacabka reer Jubbaland waxay wax badan la wadaagaan Shacabka Putland, waxayna lex-jeclo wayn u qabaan in Dowladda Putland ay soo ceshato Maqaamkii ay ku lahayd Faderalka iyo helitaanka Dowlad-Soomaaliyeed oo ilaalisa xuduudaheeda.

Waxayna Gedo Intellectual Forum “GIF” ugu baaqaysaa hoggaanka Putland in uu ilaaliyo Dastuurka Putland ee lagu heshiiyey, waxna ka qabto dhitaatooyinka dhaqaale, siyaasadeed ay Putland wajahayso xilligaan, uuna gar-waaqsado ka hadalka arimaha Dowlad-gobaleed-yada kale in aysan xal u keenayn dhibaatooyinka Shacabka Putland ay la daala-dhacayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.