Sawiro:Maamulka Doolow oo xariga ka jaray Maxkamada Shareecada Islaamka ee Doolow

doolow

Gudoomiyaha Degmada Dollow Cali faarax mire Iyo Culumada Magaalada ayaa si wadajir Xariga uga jaray Dhismaha Maxkamada Islaamiga ee magaalada Doolow.

Dhismahaan waxaa Maamulka Degmada Doolow Ka caawiyay Wasaarada Arimaha Gudaha ee Soomaaliya, waana Maxkamadii ugu horeysay ee magaaladaas laga hirgaliyo.

doolow

doolow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.