Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2020

xasanxaad

Daawo:Beesha karanle hawiye oo kasoo horjeesatay hadal ka soo yeeray odayaal sheegtay beesha hawiye

19th November 2020 admin 0

Kulan Beesha Karanle Hawiye Muqdisho ku yeesheen ayaa waxay kaga soo horjeesteen hadal kasoo yeeray Odayaal uu kamid yahay Xasan Xaad oo sheegtay Magaca hawiye. […]

cabdikariimxuseen

Daawo:Cabdikariim Xuseen guleed oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

19th November 2020 admin 0

Musharax Madaxweyne,ahaana Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa lagu soo dhaweeyey Magaaladda Muqdisho, waxaana soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay qaybaha Bulshada iyo Xildhibaano […]

ugaasxasan

Sawiro:Ugaaska beesha Xawaadle oo la kulmay Wasiirka Beeraha Soomaaliya

19th November 2020 admin 0

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, waxayna ka wada hadleen xal u helida fatahaadaha kusoo noq […]

rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo howlgeliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal

19th November 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo howl-geliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Khilaafaadka ayaa la wadaagay muhiimadda ay leedahay […]

qoorqoor

Qoor Qoor oo Xasan Shiiq u sheegay Doorasho ka fiican tii 2016 inay dalka kadhacayso

19th November 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Madaxweynihii hore Ee JFS ahna Hoggaamiyha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Mudane Proff Xasan Sheikh […]

cabdixakiim

Dhageyso:Xidlhibaan Cabdixakiim oo soo dhaweeyey Guddiga Doorashooyinka

19th November 2020 admin 0

Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo u warramay warbaahinta ayaa ka hadlay Guddiyada Doorashooyinka ee dowlada […]

Rooble

Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka maamul goboleedyada

19th November 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda Federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah Dowladda […]

Rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee- Ra’iisul Wasaare Cumar Carte Qaalib

18th November 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, Qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay […]

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geerida -Alle ha u naxariistee Cumar Carte Qaalib

18th November 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay -Alle […]

caliyare

Sawiro:Guddoomiye ku-xigeennada cusub ee Gobolka Banaadir oo xilalkooda la wareegay

18th November 2020 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta xilalka u kala wareejiyey Guddoomiye ku-xigeenada Cusub ee Gobolka Banaadir […]

sayid

Afar Qof oo ku beelo Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland oo kismaayo lagu dilay

18th November 2020 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa kasocda bananbax wata Rabshado kadib markii Afar Qof oo isugu jira rag iyo dumar ay dileen ilaaada Axmed Madoobe. Dadkaan la dilay […]

cumarcarte

Dowlada soomaliya oo ka tacsiyeysay Geeridii Cumar Carte

18th November 2020 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa uga tacsiyadeeyay Ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya […]

Galmudug

Galmudug oo Joojisay Canshuurtii ay ka qaadanaysay Caabudwaaq iyo Balanbal

18th November 2020 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ayaa Shaqo Joojin Ku Sameeyay Shaqaalihii Wasaaradda Maaliyadda ee Ka hawlgalayay Magaalooyinka Balanbale Iyo Caabudwaaq Ka dib Markii Maamulada Iyo Shacabka […]

xasanxaad

Daawo:Odayaasha Beesha Sacad oo Xasan Xaad ka dalbaday Raali Galin

18th November 2020 admin 0

Kulan ay yeedheen Odayaasha Beesha sacad Habergidir ayaa waxay kaga hadleen hadal been abuura oo sheegeen odayaal u hogaaminaayey Xasan Xaad . Odayaasha Beesha Sacad […]

shabab

Rag ka tirsan Shabaab oo lagu daray Argagixisada Calaamiga ah

18th November 2020 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in Cabdullaahi Cismaan Maxamed iyo Macallin Ayman ay yihiin hoggaamiyeyaasha sarsare ee Al-Shabaab oo fadhigoodu yahay Soomaaliya. […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes