Dhageyso:Xidlhibaan Cabdixakiim oo soo dhaweeyey Guddiga Doorashooyinka

cabdixakiim

Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo u warramay warbaahinta ayaa ka hadlay Guddiyada Doorashooyinka ee dowlada iyo Maamul goboleedyada Magacaabeen.

Xildhibaan Cabdixakiin Macalin oo la hadlaayey BBCda ayaa sheegay Guddiyada Doorashada ee ay Magacaabeen Dowlada iyo maamul goboleedyada ay la mid yihiin kuwii Dowladii xasan Shiiq iyo Maamul goboleedyada wada magacaabeen , mida kaliya ee dheeraad ah ayaa ah inay labada Barlamaan ansixiyeen heshiikii Dowlada iyo Maamul goboleedyada ku heshiiyeen Dhuusamareeb iyo Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.