Daawo:Cumar filish oo Digniin udiray Musharaxiintii Muqdisho ku Shirtay

cumar

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Omar Filish Ayaa Maanta waxuu digniin udiray Midowga Musharaxiinta isagoo sheegay inaan nala ku handadi karin Hawiya nahay waana dagaalamaynaa,

Gudoomiye cumar Filish ayaa sheegay “Maanta In Lagu Handado Hawiye aan Nahay Qori aan Soo Qaadaneynaa, Rooble Hawiye Ma ahan Miyaa ,Aniga Gudoomiyaha Gobolkaa ahay Hawiye Ma ihi Miyaa”

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.