Sawiro:Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya oo xilka loo dhaariyay

mursal

Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuukar ayaa maanta loo dhaariyay xilka wasiirnimo ee dhawaan loo magacaabay.

Munaasabadda dhaarinta oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya mudane, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo ku xigeenkiisa koowaad C/weli Sheekh Ibraahim Muudey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.