Daawo:Hadal Jeedintii xasan Shiiq Maxamuud

xasanshiiq

Madaxwaynihii Hore soomaaliya Xasan shiiq Maxamuud ayaa ka hadlay Maanta Shirka wadatashiga Musharaxiinta kaas oo maalintii Afraag galay.

Xasan shiiq ayaa dhaliilo usoo jeediyey Madaxda Dowlada soomaliya kuwaas oo kamid yihiin inaan wax laga qaban sidii looga bixi lahaa 4.5 iyo in la qabto doorasho cod iyo qof ah.

1 Comment

Leave a Reply to Sultan Reer Cali Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.