Madaxweyne Deni oo u Hambalyeeyay Madaxda Cusub ee Hirshabeele

deni

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka cusub ee Maamul Goboleedka Hirshabeele Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Yuusuf Axmed Hagar Dabageed  oo maanta ku guuleystay doorashadii Madaxtinimo ee Hirshabeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.