Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2020

Shuute

Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah ku riday Askari lagu helay fal kufsi ah

1st October 2020 admin 0

Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi ayaa loo xiray kufsi uu u gaystay Dhibanad Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar jir ah, 14-kii May Sanadkan, […]

boosaaso

Puntland oo qirtay inay Dekada Boosaso ubaahan tahay Ciid Qaadis

1st October 2020 admin 0

Wasiirka Dekadaha Puntland Maxamed Cabdi Cismaan Majiino ayaa faah-faahin ka bixiyay hawlaha shaqo ee kasocota Dekeda Boosaaso iyo Sababta ay ugu soo xiran waayeen Markiib […]

boqorka

Sawiro:Boqor Burhaan oo Booqday Dekada Garacad

1st October 2020 admin 0

Wafti Balaaran oo hogaaminaayo Boqor Burhaan Boqor Muuse, Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, Garaad Maxamed Cilmi Shirwac, Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire, Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise, Suldaan […]

uganda

Sawiro:Uganda Airline oo Maanta Muqdisho duulimaadkeedii ka bilowday

1st October 2020 admin 0

Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ayaa waxaa soo cago dhigatay diyaaradda Uganda Airlines taas oo ka dhigan in duulimaadkeeda Muqdisho To Kampala uu dib […]

mareeye

Wasiirka Mareeye oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Wariye Cabduqaadir

1st October 2020 admin 0

Sii hayaha xilka wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Maxamed Cabdi Xayir ‘Maareeye’ ayaa ka tacsiyeeyay geerida wariye Cabduqaadir Maxamed Mursal oo xalay ku geeriyooday Mareykanka, […]

Posts pagination

« 1 … 14 15

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes