Daawo:Gudoomiyaha Sool oo sheegay inay masaa furiyeen Abukar Cawaale

abuukarcawaale

Gudoomiayaha gobolka Sool ee amaamulka Soomaliland Cabdiqani Maxmuud Jiidhe ayaa waxuu sheegay Abuukar Cawaale inuu Laascaanood idan la’aan kusoo galay Waanuna Musaafuriney sababtoo ah dhaqan xumo lagama ogola Deegaanka aan Joogno.

Ciidamada Amaanka laascaano ayaa xalay saqdii dhexe hoteel uu Abukar Cawaale jiifay kasoo qabtay kadibna Puntland u masaafuriyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.