Akhriso:Madaxwayne Waare oo Magacaabay xubnaha Hirshabelle ku metelaya guddiga doorashada

waare

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha hirshabeele Maxamed Cabdi waare ayaa lagu magacaabay Afar xubnood oo ku matali doono Hirshabeele Gudiga Doorashada Qaran.

waxaana guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle ku meteli doona Maxamed Maxamuud Cadow iyo Cabdinaasir Maxamed Guuleed.

Sidoo kale xubnaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka Waxaa Hirshabelle ku meteli doona Liibaan Cusmaan Nuur iyo Farxiyo Xassan Cismaan, sida ku cad wareegtadan ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.