Xaflad lagu dhiiri galinayay gabdhaha Koonfurgalbeed oo Baydhabo lagu qabtay.

laftagareen

Marwada 1aad ee Maamulka Koonfur Galbeed Marwo Zamzam Mahad Cabdiraxmaan aadan ayaa ka qeybgashay Xaflada Dhiiragelinta iyo Taagerida Gabdhaha Kaalmaha hore ka galay Natiijadii Imtixaanka Shahaadiga Fasaladda 12aad Sanad dugsiyeedka 2019/2020 oo Lagau qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Xaflada ayaa waxaa soo qaban qaabisey gudoomiye ku xigeenka 2aad ee baarlamaanka DGKS maro Shamso Mohamed Yarow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.