Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2020

shakuur

Hagardaamada Kooxdii Uunsi ama Mucaaradka Soomaaliya

22nd September 2020 admin 0

Bulshada Soomaaliyeed aan la wadaago aragtidayda kooxdaan oo ay ila tahay in ayyan qarsooneyn cidda ay u shaqeeyaan iyo ujeedooyinkooda guracan, markasta oo qofku uu […]

cabdi

Xildhibaan Cabdi Shire Durbaan baan ku yeerinaynaa Farmaajo

22nd September 2020 admin 0

Xildhibaan Cabdi Shire oo kamida Xildhibaanda Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxauu ka hadlay Ansixinta Ra’iisalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya iyo hadal Jeedinta Madaxwaynaha Soomaaliya. […]

Rooble

Beri oo Arbaca ah ayaa Codka kalsoonida loo qaadayaa Ra’iisalwasaraha Cusub

22nd September 2020 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in maalinta berri ah ay kulan aan caadi ahayn ku Yeelan doonaan Xaruntooda Villa Hargeysa. Xildhibaanada […]

mahdi

Sawiro:Dowladda Somaliya iyo Beesha Caalamka oo Shir ku yeeshay Muqdisho

22nd September 2020 admin 0

Sii hayaha Ra’iisulwasaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay dowladda federaalka Soomaaliya  iyo wakiillada beesha Caalamka oo ka […]

farmaajo

Sawiro:Khilaafkii Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliaya oo Xal Laga Gaaray

22nd September 2020 admin 0

Madaxweynayaasha Jubaland, Galmudug, Puntland, Hirshabeele iyo Koonfurgalbeed ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaga qeybgalay kulan ay yeesheen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Dowladdaha xubnaha ka ah Federaalka […]

laftagareen

Sawiro:Xaflad lagu soo dhaweynayo Madaxda Maamul Goboleedyada

22nd September 2020 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday munaasabad lagu soo dhaweynayo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka kuwaas oo ka qayb galay shirkii looga hadlaayey arimaha Doorashada. Xafladaan ayaa […]

amsom

Saraakiil sare oo ka tirsan Amisom ayaa gaaray Jowhar

22nd September 2020 admin 0

Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Diomede Ndegeya, ayaa kormeer howleed ku tagey ciidamada AMISOM  qeybta 5-aad, ee ku sugan magaalada Jowhar, taas […]

waayeel

Xulista Golaha Deegaanka oo Dhuusamareeb ka bilowday

22nd September 2020 admin 0

Wasaaradda Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib u Heshiisiinta Galmudug ayaa Dagmada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka daahfurtay Dhismaha Golaha Deeganka ee Dagmada Dhuusamareeb. Munasabadan oo […]

Laftagareeen

Sawiro:Laftagareen oo kulan laqaatay Xildhibaanada laga soo doorto Koonfurgalbeed

22nd September 2020 admin 0

Kulank isugu jiray qado iyo kala war qaadasho, waxaana uu Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen uu magaalada Muqdisho […]

cagafgedo

Sawiro:Kenya oo Duqaymo ka gaystay Gedo

21st September 2020 admin 0

Ciidamada Dowlada kenyaa ayaa Duqaymo Joogto ah waxay ku hayaan gobolka Gedo kuwii ugu dambeeyey ayaa waxay ka dhaceen Deegaanka Waraha oo hoos taga Faafaxdhuun. […]

beesha

Beesha Caalamka oo ka hadashay heshiikii Dowlada iyo Maamul goboleedyada

21st September 2020 admin 0

Beesha caalamka ayaa waxay ka hadashay heshiiskii ay wada gaareen Madaxda Dowlada Soomaaliya, Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka ah iyo Gobolka Banaadir kaas oo […]

odawaa

Generaal Odawaa oo sheegay Bulacle in lagu dilay shabaab Badan

21st September 2020 admin 0

Wararka aan ka helayno degaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya maleeshiyada Al-Shabaab iyo Ciidanka xoogga dalka uu halkaasi […]

shaashaa

Daawo:Wariye Shaqo ku waayey Jareernimo

21st September 2020 admin 0

Wariye Cabdishakuur Shaashaa oo kamida wariyaasha soomaliyeed kuwa ugu saameynta Badan aadna loogu xiran yahay Wararkiisa ayaa waxuu ka warbixiyey qiso xanuun badan oo ku […]

cumar

Sawiro:Kawaanka Hilibka Iyo Qudaarta Xamarwayne oo Xariga Laga jaray

21st September 2020 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar ayaa maanta xariga ka jaray kawaanka Hilibka iyo Qudaarta Degmada Xamarwayne kaasoo dib […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Xildhibaanada Labada Aqal ka codsaday inay ansixiyaan Ra’iisalwasaare Roobe

21st September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Hoyga uu ka deganyahay Magaalada Muqdisho casuumaad ugu sameeyay xubnaha labada Gole ee Barlamaanka JFS ee laga […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes