Sawiro:Kenya oo Duqaymo ka gaystay Gedo

cagafgedo

Ciidamada Dowlada kenyaa ayaa Duqaymo Joogto ah waxay ku hayaan gobolka Gedo kuwii ugu dambeeyey ayaa waxay ka dhaceen Deegaanka Waraha oo hoos taga Faafaxdhuun.

Diyaaradaha Kenya ayaa waxay qasaaro u gaysteen Cagafyo waraha lagu qodaayey waxaana jira Dhaawac soo gaaray dad shacaba sida ay sheegaan Goobjoogayaal ku sugan Deegaanka Waraha.

Duqaymaha Diyaaradaha kenya ka geystaan gobolka Gedo ayaa waxay noqdeen kuwa xad dhaaf ah mana jirto cid wax ka qabatay ama cid looga dacwoodo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.