Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2020

Waare lagtagarren

Madaxwaynayaasha Hirshabeele iyo Koonfurgalbeed oo kulan wada yeeshay

12th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo howla shaqo ujooga Magaalada muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geeridii Shaafi Raabi

12th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii argagixisanimo ee ka […]

ardaygedo

Daawo:Arday iyo aqoonyahano si kulul Uga Hadlay Hadalkii Deni

11th September 2020 admin 0

Kulan ay isugu yimaadeen Magaalada Muqdisho aqoonyahanno, dhalinyaro, haween iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Deegaanada Jubbaland Gaar Ahaanna Gobolka Gedo ayaa looga hadlay Xaaladda Gobolka Gedo […]

cagjar

Madaxwaynaha DDS oo shir laqaatay hay’adaha amaanka ee Deegaanka Soomalida

11th September 2020 admin 0

Madaxwaynaha DDS,Mustafe Muxumad Cumar oo uu wahelinayo madaxwayne ku xigeenka DDS, Ibraahim Cusmaan Faarax, ayaa galabta shir la qaatay hayaadaha amaanka ee DDS. Shirkan oo […]

axmed madoobe

Daawo:Jaaliyada Jubbaland ee UK oo Cambarayn u jeedisay Deni iyo Axmed Madoobe

11th September 2020 admin 0

Magaalada London ee Caasumada Dalka Uk waxaa ka dhacay Kulan Balaaran oo soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Jubbaland oo lagu Cambaareynayo Madaxwaynayaasha Puntland iyo Jubbaland. Kulankaan […]

raabi

Axmed Madoobe oo ka tacsiyeeyey Geeridii Gudomiyaha rugta Ganacsiga jubbaland

11th September 2020 admin 0

MadaxweynahaJubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Allah ha u Naxariistee Gudoomiyahii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland Marxuum Shaafi Raabi Kaahin iyo […]

hormuud

Sawiro:Shirkada Hormuud oo Dhismo Cusub ka hirgalisay Caabudwaaq

11th September 2020 admin 0

Shirkada Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa waxay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka galgaduud ka hirgalisay Dhismo cusub oo dabaq ah. Shirkada Hormuud ayaa Dhismaahan Cusub u […]

raabi

Qarax Xoogan oo ka dhacay Kismaayo iyo qasaaro ka dhashay

11th September 2020 admin 0

Magaalada Kismaayo Qof isku soo xiray Walxaha Qarxa ayaa isku Qarxiyay inta udhaxeysa Isbitaalka Magaalada iyo Masjidka Jaamac Qadiim halkaasi oo uu marayay Gudoomiyaha Rugta […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Kulan Laqaatay qaar kamida Madaxda Xisbiyada

11th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tegay Hoyga uu Muqdisho ka deganyahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiiq, halkaasoo uu kulan kula qaatay […]

boliis

Booliska Gobolka Banaadir oo Baaraya Qaraxyo xalay Laga Maqlay Muqdisho

11th September 2020 admin 0

Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa baaritaan ku haya qaraxyo dheemish ah oo caawa laga maqlay degmooyin dhawr ah oo gobolka Banaadir ka tirsan. Afhayeenka ciidanka […]

mahdi

Golaha Wasiirrada oo Meel Mariyay Hindise-sharciyeedyo

10th September 2020 admin 0

Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen Hindise-sharciyeedka dhismaha hey’adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed, Hindise […]

madoobe

Daawo:Kulan loogu soo horjeedo Axmed Madoobe iyo Deni oo ka dhacay London

10th September 2020 admin 0

Magaalada London ee Caasumada Dalka Uk waxaa ka dhacay Kulan Balaaran oo soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Jubbaland oo lagu Cambaareynayo Madaxwaynayaasha Puntland iyo Jubbaland. Jaaliyada […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Madaxda Dowlad Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir

10th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo si […]

shabab

AMISOM oo ku dhawaaqday dagaal ka dhanka ah Shabaab

10th September 2020 admin 0

Abaanduulaha Ciidamada AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya Gen Diomede Ndegeya oo booqasho ku tegay Taliska qeybta 1aad ee Ciidamada Uganda ayaa sheegay in booqashadan ay […]

galjuba

Sawiro:Kulan Lagu Cambaareynayo Deni iyo Axmed Madoobe oo ka dhacay london

10th September 2020 admin 0

Magaalada London ee Caasumada Dalka Uk waxaa ka dhacay Kulan Balaaran oo soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Jubbaland oo lagu Cambaareynayo Madaxwaynayaasha Puntland iyo Jubbaland. Kulankaan […]

Posts pagination

« 1 … 10 11 12 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes