Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2020

Qoorqoor

Deni oo Qoorqoor ka raali galiyey Maqnaanshihii Shirkii Dhuusamareb 3

14th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa casuumay Madaxweynaha Punland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa ku wada kulmeen hoyga Qoorqoor  uu ka deggan yahay […]

Calanka Soomaaliya

Maxay Horay ugu Socon la Dahay Soomaalida???

13th September 2020 admin 0

Waa su’aal mudan in laysweydiiyo oo qof kasta maskaxda geliyo Meesha Soomaaliya maanta taalo waxa ay uga keci la’dahay waxay u baahan tahay in aan […]

Shuute

Daawo:Askar Baladxaawo maxkamad lagu soo taagay

13th September 2020 admin 0

Maxkamadda Ciidamada ayaa kiis Ciqaabeed ku soo gabagabeysay degmada Beled xaawo ee Gobolka Gedo. Maxkamada Ciidamada ayaa waxay dhageysatay dacwad loo haysto Shan ASkari oo […]

saadaq

Sawiro:Wasiir Saad ayaa dib ufuray barnaamijkii isxilqaan ee dib u dhiska xarumaha danta guud

13th September 2020 admin 0

Sii haayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Waraa ayaa sheegay in dhammaan shaqaalaha rayidka dowladda ay waajib ku tahay […]

kufsi

Daawo:Dibadbax looga soo horjeedo dilkii loo gaystay Xamdi oo muqdisho ka dhacay

13th September 2020 admin 0

Dad banaanbax maanta ka dhigay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka careysnaayeen dil iyo kufsi loo gaystay gabadh dhalinyaro ahayd oo lagu magacaabi jiray Xamdi […]

cumarfilish

Gudoomiye Cumar Filish oo Xarun Mahiima IMO kala wareegay

13th September 2020 admin 0

Maamulka gobolka Banaadir ayaa hey’ada U.N-ka u qaabilsan socdaalka aduunka ee I.O.M kala wareegay dhismaha xarun loogu talagalay in loogu adeego muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalka […]

Farmaajo

Shirkii Madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay

13th September 2020 admin 0

Waxaa Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay Shirkii u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.Shirka waxaa uu daba socdaa Shirkii Dhuusamareeb 3, […]

Ismaciil

Daawo:Bananbax lagu tagaarayo madaxwaynaha ismaciil Cumar Geele

13th September 2020 admin 0

Socdaal loo asteeyay jaceelka dowladda Laguna taageerayay madaxda dowladda Jabuuti oo lagu qabtay dalkaas.

KHAYRE

Khayre oo shaaciyey in uu yahay musharax madaxweyne

12th September 2020 admin 0

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa shaaciyey in uu yahay musharaxa Xilka Madaxweynaha soomaaliya. Qoraax uu soo dhigay bartiisa Facebooga ayaa […]

ugaas

Sawiro:Ugaas Maxamed oo Beelo dagaalamay Heshiis kala Dhexdhigay

12th September 2020 admin 0

Ugaas Mohammed Ahmed Ugaas Faarax oo ay weheliyaan odayaasha guurtida, aqoonyahanno iyo ganacsatoAyaa in dhawaalaba ku hawlanaa safarro iyo socdaallo uu kumarayay deegaanno badan oo […]

madoobe

Axmed Madoobe oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

12th September 2020 admin 0

Madaxweynaha JubalandAxmed Maxamed Islaam ayaa goordhow dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kadib Safar uu Shalay ku tagay Magaalada Kismaayo halkaas oo uu kaga soo […]

Cumar

Sawiro:Cumar Filish oo Daah Furay Mashruuc Solar Lagu galinayo wadooyinka

12th September 2020 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray hirgalinta mashruuca Soolarka oo laga hirgaliyay waddada isku xirta degmooyinka […]

barlaman

Sawiro:Barlamaanka Soomaliya oo kulan uga Socdo Muqdisho

12th September 2020 admin 0

Waxaa goordhow furmay kulanka 25-aad kalfadhiga 7-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaana shir guddoominaya guddoomiyaha golaha mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Ajendaha kulan […]

Qoorqoor

Yamamoto iyo Qoorqor oo kawada hadlay Dhameystirka Shirkii Dhuusamareeb 3

12th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug MD Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Muqdishu kula kulmay Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dowladda Maraynkanka Danjire Donald Yamamoto. Labada masuul ayaa ka wada […]

raabi

Sawiro:Aas Kismaayo loogu sameeyey Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland

12th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qayb galay aaska Allaha u naxariistee, guddoomiyihii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland marxuum Shaafi Raabi Kaahin oo maanta […]

Posts pagination

« 1 … 9 10 11 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes