Daawo:Bananbax looga Soo horjeedo Kenya oo ka dhacay Caabudwaaq

cwgudoomiye

Shacabka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka dhiidhiyay xasuuqa ciidamada Kenya ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed ee gobalka Gedo.

Bananbaxaan oo ahaa mid aad uwayn ayaa waxaa ka qayb Galay maamulka Degmooyinka Caabudwaaq iyo dhabad iyo qaybaha Bulshada degmada caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.