Sawiro:QoorQoor oo ku laabtay Galmudug kadib Safar uu ku tagay Jabuuti

qoorqoor

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu laabtay Caasimadda Galmudug ee Sama-reeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.