Daawo:Banaanbax lagu taageerayey qisaastii dilka ahayd ee ka dhacday Baydhabo

baydhabo

Shacabka Baydhabo waxay markale muujiyeen dareenkooda kadhanka ah tacaddiyadaha jinsiga ah ,waxayna shacabku taageereen go,aankii Maamulka Koonfur Galbeed ay ku toogatey shaley dambiilayaal geeystey kufsi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.