Daawo:Gudoomiyaha Aqalka Sare oo dhaliil u jeediyey Madaxwayne Farmaajo

aqalka sare

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay Khudbadii shalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo  uu kahor jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka qayb kulankii Xubanaha Aqalka Sare Maanta ku yeesheen Xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu ku xadgudbay Dastuurka, gaar ahaan awoodii Golaha Aqalka Sare ee dalk.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.