Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2020

xoolo

Daawo:Maraakiib Xoolo u qaaday Sacuudiga oo Berbera Dib ugu soo Noqday

28th July 2020 admin 1

Ganacsade Xuseen Dhuluh oo kamida Ganacsatada Xoolaha Dhoofiya ayaa ka Hadlay Markab Dekeda Berbera Dib ugu Soo Noqday iyo kuwa kale oo kusoo wajahan Magaalada […]

mahdi

Soomaaliya Ma Dhimoqaraadi Baa Mise Waa Fowdo (DEMOCRACY OR ANARCHY)

27th July 2020 admin 0

Waa su’aal mudan in qof kasta is weydiiyo,lagama aamusi karo indhahana lagama qarsan karo wadanigii sooyaalka taariikhda ogaa ama akhriyey ciil iyo muraaradilaac bay u […]

boostada

Daawo:Dowlada Soomaliya oo ka hadashay Internetka Shaqeyn waayey

27th July 2020 admin 0

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta XFS Eng.Cabdi Canshuur Xasan ayaa wakaaladda Wararka Qaranka ee SONNA u sheegay in Baaritaanka cilladda qadka Internet-ka ee shalay soo bilaabatay […]

qoorqoor

Daawo:Madaxwaynaha Galmudug oo soo gaaray Muqdisho

27th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug mudane Ahmed Cabdi kaariye “Qoor-qoor” Ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Safarka Madaxweyne Qoor qoor ayaa la xiriira la […]

Bayle

Kusimaha Ra’iisalwasaaraha oo booqday Wasaarada Maaliyada

27th July 2020 admin 0

Sii hayaha xilka Ra’iisul wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kormeeray xarunta wasaaradda Maaliyadda halkaas oo uu kula kulmay masuuliyiinta wasaaradda. Sii hayaja […]

deni

Daawo:Deni oo Sharci Daro ku tilmaamay xilka qaadistii Khayre

27th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sharci daro ku tilmaamay hab-dhaqankii Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu riday Raíisalwasaare Xasan Cali Kheyre .

galmudug

Barlamaanka Galmudug oo Bilaabay mooshinka Xilka looga qaadayo Gudoomiye Gacal

26th July 2020 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusa mareeb ee Caasimada Galmudug ayaa Sheegaya Xildhibaanada Galmudug inay wadaan Mooshin Xilka looga Tuurayo Gudomiyaha Gollaha Barlamaanka Galmudug Mohamed Nuur […]

mahdi

Daawo:SiihayahaXilka Ra’iisul Wasaaraha oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada

26th July 2020 admin 0

Siihayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay shir ay yeesheen golaha wasiirrada oo looga hadlay amniga […]

cagjar

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo darajooyin Gudoonsiiyey ciidanka kahowlgala Magaalo Qaran

26th July 2020 admin 0

Madaxwaynaha DDS, Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiin heer deegaan ah ayaa socdaal gaaban kugaaray Tuulada magaalo qaran. Ujeedada safarka madaxwaynaha ayaa ahaa […]

aadanbareducaale

Dhageyso:Aadan Bare Ducaale oo ka hadlay Dilkii ka dhacay Gaariso

26th July 2020 admin 0

Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo kuwa dhaqanka ee deegaanka Garissa ee gobolka woqooyi bari Kenya ayaa cambaareeyay dil laba nin oo rayid ah […]

Internet

Qadka Internet ee Koofurta Soomaliya oo Go’an

26th July 2020 admin 0

Waxaa Cilad ku timid Qadka Internetka ee Koonfurta Soomaaliya waxaana Go’ay adeegsigii Internetka. Wararka Naga soo gaaraya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya Cable bada mara inay […]

FOWSIYA

Dhageyso:Xildhibaan Fowsiya Khayre ma Rabin in doorasho dalka ka dhacdo

26th July 2020 admin 0

Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aaden oo ah gudoomiyaha Xisbiga NDP ahna gudoomiyaha Isbahaysiga Hiigsi ee ay xisbiyada badan ku midoobeen, ayaa sheegtay in markii la […]

safiirusa

Maraykanka oo Walaac ka muujiyey Qaabka xilka looga qaaday Khayre

26th July 2020 admin 0

Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay qaabka ay u dhacday xil ka qaadista Xasan Cali Kheyre, waxaana war-bixin qoraal ah oo ka soo baxday safaaradda […]

dagaal

Rag ka tirsan Argagixisada shabaab oo lagu dilay Hiiraan

26th July 2020 admin 0

Howlgal baaritaan ah oo lagu baadi goobayey xubno ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa ciidamada Xooga Dalka ka fuliyeen Galbeedka Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. Howlgalkan […]

khayre

Daawo:Khayre oo ku dhawaaqay is casilaadiisii

25th July 2020 admin 0

Ra’iisalwasarihii hore Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada muqdisho ayaa waxuu ka hadlay Xilka qaadistii ay kusameeyeen Barlamaanka Soomaaliya. Xasan Cali […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes