Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

wasiir cawad

Wasiir Cawad oo hambalyo udiray Dowlada Kenya Guushii ay Ka Gaartay Jabuuti

19th June 2020 admin 0

Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxay ka hadashay Tartankii adkaa ee dhexmaray Dowladaha kenya iyo Jabuuti kuwaas oo ku tartamaayey Kursiga aan joogtada aheyn […]

ugaas

Sawiro:Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa Kulamo la leh beelaha Daga Hobyo

19th June 2020 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax oo ah Ugaaska Beelaha Sade oo Shalay gaarey degmadda Hobyo ee gobalka Mudug ayaa bilaabay kulumo uu la qaadanayo […]

james

Jubbaland Elders Send message to James Swan

19th June 2020 admin 0

Dear James, Jubbaland communities condemn with their strongest terms against Kenya’s interference into Somalia’s affairs specifically in Jubbaland.  Against all humanitarian laws, Kenya has been […]

khayre

Ra’iisalwasaare Khayre oo Dalka Dib ugu soo laabtay

19th June 2020 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Mursal Sh. Cabdiraxmaan, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Mudane Hassan Ali Khaire iyo wafdigii kale ee afartii maalin ee lasoo dhaafay Djibouti u joogay wadahadallada […]

Mahadsalaad

Daawo:Bulshada Balanbale oo ka hadlay weerar uu soo Abaabulayo Mahad Salaad

19th June 2020 admin 0

Odaayasha dhaqanka degeenka Turbi oo ka tirsan degmada Balanballe ayaa ka hadlay Colaad uu Mahad Salaad iyo Kooxdiisa kasoo Abaabulayaan Guriceel.

muse

Daawo:Muuse Biixi oo ka Faa’idaysan waayey Fursad dahab ah

18th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey ee Dalka Jabuuti Kaga Qayb-galay Shirkii Wadahadalada Maamulka Somaliland iyo Soomaaliya ayaa Hargaysa dib ugu soo Noqday Asagoo […]

coronavirus

39 Qof Oo Cusub ayaa Ka Bogsooday Feyruska Karoonaha

18th June 2020 admin 0

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka […]

cawad

Sawiro:Wafti kasocda Barlamanka Soomaliya oo gaaray Hobyo

18th June 2020 admin 0

Wafdigan oo ay hogaaminayeen Guddoomiye ku Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad […]

khayre

Ra’iisul Wasaare Khayre oo La Kulmay Madaxweynaha Jabuuti

18th June 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa saaka kulan kula qaatay magaalada Djibouti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle. […]

maXMAEDBAASHI

Barlamaanka oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Maxamed Baashe

18th June 2020 admin 0

Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa tacsi tiiranyo […]

maxamudsayid

Safiirka Qadar ee Soomaaliya oo gaaray Kismaayo

18th June 2020 admin 0

Safiika Qatar ee Somaaliya Xasan Xamza ayaa soo gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaadhka ah ee Maamulka goboleedka Jubbaland. Madaxweyne ku xigeenka koobaad […]

Sabriye

Daawo:Wasiir Sabriye oo ka hadlay Dadka Somaliland uga qaybgalay Shirka Jabuuti

18th June 2020 admin 0

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federalka Soomaliya Cabdi Maxamed Sabriye Ayaa Ka hadlay Waxyaabbihi Kasoo Baxay Shirka Wadahadalka Dowlada Federalka Soomaliya Iyo Soomaliland.

shidane

Sawiro:Wasiirka Itoobiya oo Agab Caafimaad keenay Muqdisho

18th June 2020 admin 0

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Ethiopia Mudane Axmed Shide ayaa maanta booqasho ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,  waxaana Wasiirka Maaliyadda ku weheliyey Wasiirudowlaha […]

sabriya

Akhriso:Heshiiska Dhexmaray Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland

17th June 2020 admin 0
farmaajo

Dhageyso:Shirkii Jabuuti oo La isku Mari waayay & qodobadii lagu kala tagay

17th June 2020 admin 0

Shirkii Wadahadalada Soomaaliya iyo Maamulka Soomaliland ayaa laysku mari waayey waxaana u eg yahay mid lagu kala tagay.

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes