Labo Beelood oo kaso kala Jeeda Galmudug iyo Puntland oo isku laynaya Mudug

Puntland

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal Xoog leh oo u dhexeeya maleeshiyo beeleed kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland uu ka socda deegaanka Taaroge ee Gobolka Mudug,waxaana jira khasaaro ka dhasha dagaalka.

Warar oo aan ka helayno deegaanka Tarooge oo ah goobta dagaalka kasocdo ayaa sheegaya inuu jiro qasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac.

Ma ahan markii ugu horeeysay oo maleeshiyo kasoo kala jeeda Puntaland iyo Galmudug, ay ku dagaalamaan deegaanno hoosyimaada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.