Daawo:Isbadal Doonka Jubbaland oo ka horyimid heshiiskii Axmed Madoobe iyo Saxiibadii

Axmedmadoobe

Dhawaan bay ahayd Markii Magaalada Nairobi ee dalka Kenya Heshiis ku dhexmaray Axmed Madoobe iyo saaxiibadii sida Seeraar, Xidig iyo Shiiq Daahir.

Qaar kamida Ugaasyada, waxgaradka, iyo Masuuliyiinta Isbadal doonka Jubbaland ayaa ka horyimid Heshiiskaas waxayna ku tilmaameen midaan Qusayn Bulsha waynta Jubbaland balse uu yahay mid dhex maray Rag Saaxiibo ahaa.

Xildhibaan Maxamed Qaasin waxar oo kamida Xildhibaanada isbadal doonka Jubbaland ayaa waxuu sheegay inuusan Heeshiiska Qusayn Isbadl doonka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.