Mid kamid ah Beelaha daga Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa eedeyn u jeediyay Xildhibaanka kumatala Dowladda Federaalka Soomaaliya, Sidoo kale waxaa ay sheegeen in aysan kamid ahayn Maamulka Galmudug oo ay ku eedeeyeen Musuq maasuq iyo Isbadaba Marin.
Leave a Reply