Balanbale oo lagu Gubay Qaad laga Keenay Itoobiya

Balanbal

Ciidanka Boliiska Degmada Balanbale oo kaashanaya Bulshada ayaa maanta dab qabadsiiyay Qaad laga Keenay Dalka Itoobiya.

Qaadkan oo ahaa nooca looyaqaano hareeriga lagana cuno dhanka Itoobiya ayaa la gubay ka dib markii ay gacanta ku dhigeen ciidanka Boliiska Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud.

Dowlada Soomaaliya ayaa Joojisay Qaadkii iyo diyaardihii ka imaan jiray dalka Kenya iyadoo laga baqay inuu qaadka faafiyo Cudarka Coranaha kaas oo dunida Dhib wayn ku hayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.