Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo saxiixay Sharciga Doorashada

farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal oo hore ay u soo ansixiyeen Labada Gole ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.