Daawo:Maamulka Luuq oo Booqday Mashaariicda Horumarinta ay maal galinysa Dowlada Soomaliya

luuq

Gudoomiyaha Degmada Luuq Mudane Hon Mohamed Abdulahi Abdullahi ayaa Maanta Soo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha Degmada Luuq iyo Guriga Hooyoyinka Degmada Kuwaasi Oo Dhisamaheedu Uu Marayo Wajigii Ugu Danbeeyay Maraya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.