Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay inay Aqoonsantahay Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo ku Xigeenkisa iyadoo Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ay hambalyo udirtay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug.
Dhanka kale qoraal ka kasoo baxay Safarada Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay in laga shaqeeyo sidii lagu Xalin lahaa qilaafka ka jira Galmudug.

Leave a Reply