Akhriso:Sababta Shiiq Shaakir uga horyimid Doorashada Galmudug

Sabriye

War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa lagu sheegay in Ahlusunna aysan qeyb ka aheyn Doorashada Galmudug oo ay sheegeen in boob ku heyso dowlada Federaalka.

Dhanka kale Shiiq Sheekh Shaakir ayaa sheegay in Dowladda  Soomaaliya ay afduubatay soo xulista 69-ka Xildhibaan ee la rabay inay soo xulaan Odayaasha Dhaqanka, waxaana arrintaas ay ku tilmaameen mid sharci darro ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.